Dhageyso:- Maxaadan Maanta ka Ogeyn oo ka Soconaya Deganada Galmudug

Dhageyso:- Maxaadan Maanta ka Ogeyn oo ka Soconaya Deganada Galmudug

0
SHARE

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Maanta illaa Shalay Howlgallo Amni Xaqiijin ah ka wada Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Dowladda Galmudug.

Dhame Cumar Macalin Cali Taliye ku xigeenka booliska Magaalada Cadaado ayaa Faah-faahin ka bixiyay Dadka lagu qab qabtay Howlgalka ka socda Cadaado.

Halkaan Hoose ka dhgeyso Codka

LEAVE A REPLY