Dhageyso Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif oo si...

Dhageyso Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif oo si kulul Dowlada Xasan u Dhaliilay

0
SHARE

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa si kulul uga hadlay Xaaladda ay hadda ku jirto Soomaaliya,waxaana uu sheegay in Dhan walba uu Soomaaliya dhaawac ka gaaray islamarkaana ay dalka la hareen Madaxda hadda Waqtigoodu dhamaaday ee Dalka soo maamulayay Afartii Sano ee la soo dhaafay.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Codka

LEAVE A REPLY