Dhageyso Siyaasiyiin Deganada Galmudug ka Soo Jeeda oo madaxweyne Gulled iyo Barlmanka...

Dhageyso Siyaasiyiin Deganada Galmudug ka Soo Jeeda oo madaxweyne Gulled iyo Barlmanka la Hadlay una Cadeeyay in …..

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo :-Sayaasiga Cali Amiin Sayid-Axmed oo ku sugan wadanka Uk ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Dowlada Goboleedka Galmudug waxa sheegay in ay Haboontahay in sharciga lagu dhameeyo waxii xal ah Balse aan lagu dhibaateen Bulshada reer Galmudug niyadooda oo Xiligaan la daalaadhacaya Xaalada Adag ee Abaaraha ka jira dalka.

Cali Amiin ayaa adkeeyay in aan Amaanka Galmudug uusan galin Qal-qal oo laga fooljignaado in dhibaato dhacdo waxa uuna sheegay in tilaabo waliba ay u baahantahay waqti iyo Dulqaad uuna aad uga xunyahay dhankiisa in xiligaan la keeno Barnaamijkaan.

Siyaasi Cali Amiin ayaa Masuuliyiinta Galmudug ugu Baaqay in ay ka fogaadaan wax waliba oo dhib u keeni kara Amaanka Degaanada Galmudug ayna Siyaasad ku dhameeyaan Arimaha soo dhec galay.

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhagaysatid Codka 

LEAVE A REPLY