Dhageyso Warasi Maamulka Galinsoor ee Galmudug oo Gurmad Dag Dag ah...

Dhageyso Warasi Maamulka Galinsoor ee Galmudug oo Gurmad Dag Dag ah Bilaabay iyagoo Dowlada Galmudug iyo jaaliyadaha Dibadana Fariin u Diray

0
SHARE

Maamulka Dagmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud ayaa BiyoDhaamin ah waxaa ay u sameyeen qoysas badan oo ay sameysay abaaraha ka jira gobolka galgaduud ee Galmudug

Gudoomiyaha Dagmada Galinsoor Cali Saciid ayaa sheegaya in biyo dhaamintani ay garsiiyee deegaano badan oo ka tirsan dagmadasi isagona intaasi ku daray in heer ay gaarsiisan tahay abaarta ay wali ka sii dareyso wuxuuna ugu baaqay Haaydaha Samafalka iyo dadka ka soo jeeda deeganadasi in ay ka qeyb qaataan Gurmadka loo sameynayo qoysaska ay abaarta saameysay .

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha Galinsoor

LEAVE A REPLY