Dhageyso Waraysi Gaar ah ::-Madaxweynaha Galmudug oo cadeeyay Cida Mooshinka soo abaabushay iyo Danta laga Leeyahay

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa sheegay in ay sharci darro tahay fadhiga xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Galmudug ay maanta ku sheegeen inay isaga xilka uga qaadaan.

Madaxweyne Gulled aya sidoo kale ka Hadlay Cida Gadaal ka Riixaysa mooshin uu ku tilmaamay in uu yhaay Mid been abuur ah oo la doonayo in Galmudug lagu Burburiyo Waxana uu ka Jawaabay su,aalo  badan oo wax laga waydiiyay xilikan waxa ku soo beegay in barlmaanka ay mooshin ay xilka uga qadaan madaxweynihii galmudug

Cabdi kariin xusen Gulled aya si toos ah u cadeeyay in sharci daro ay tahay Wixii cadaado ka dhacay waxana uu tilmaamy in marnaba aan dastuurka loo marin isagoo shegay in safar uu ku yahay cadaado dhawaan

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhgaysatid


Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararka maanta

Dhageyso Odayaasha iyo Salaadiinta Galmudug sidee u arkaan Hadalkii dhawan ka Soo Baxay Ra,iisul Wasaraha ee Ku Adana Doorashada Galmudug?
- Mar 24, 2017
Qaar kamid ah salaadiinta Galmudug  ayaa  soo dhaweeyay Codsigii Ra’iisul wasaaraha Somaaliya ee ahaa in ...
Dhageyso Maamulka Gobalka Mudug oo wax laga Waydiiyay Lacago lagu Warejiyay in la Musuq maasuqay
- Mar 24, 2017
 Kadib Markii Dhawaan ayay soo ifbaxeen in Lacago loogu Talagalay dadka ay abartu sameysay ...
Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta miyey ka heshiiyeen dacwadii Badda..? (Akhriso Qodob shaki abuuray)
- Mar 24, 2017
Kadib wahadalkii Guriga madaxtooyada magaalada Niarobi ku dhex maray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya iyo ...
Daawo Sawirada Wiil todobo jir kooxda Daacish ku soo xireen walxaha qarxa oo la qabtay
- Mar 24, 2017
Milateriga Ciraaq ayaa ka qabtay agagaarka magaalada Mosul wiil Toddoba jir ah oo lagu ...
Hooyo ka soo barakacday abaaraha oo Jid Muqdisho ku yaalla ku umushay 3 mataano ah (Daawo Sawirro)
- Mar 24, 2017
Hooyo Mako Xuseen Muqtaar oo ka mid ah dadka ka soo barakacay abaaraha ka ...
Sawiro Banaanbax Xoogan oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho
- Mar 23, 2017
Waxaa maanta Taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho lagu qabtay banaan bax balaaran oo ...
Madaxtooyada Galmudug maxay ka Tirii Baaqii Ra,iiul Wasaraha ee ku adan Dib u Dhigista Doorashada Madaxweynaha Galmudug
- Mar 23, 2017
War-Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay xarunta Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay baaqii dhawaan u ...
Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliya oo Soo Dhawayn Heer Qaran ah loogu Sameyay Kenya , Labada Dal Madaxweynayaashooda oo Kulmay
- Mar 23, 2017
HM__Xafiiska Kenya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dhiggiisa Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaabilay ...
Daawo +Dhageyso Abwanad Nasteexo Foodxuux oo Gurmad Gaarsiisay Dad Ku Xoolo beelay Abaarta Gobalka Mudug
- Mar 23, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo Tan iyo Markii Abaarta ay ku dhufatay Deganada Gobolka mudug Taasi oo ...
Daawo Sawirada Musharax Madaxweynaha Galmudug Prof Shirwac oo Kulan Muhiim ah la Qaatay xubna ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug
- Mar 23, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac ah oo musharax u taagan xilka madatimada Galmudug ...
Daawo Sawirada Doon wayn oo ku soo Xiratay Dakada Hobyo iyo Alaab Ganacsi oo Dakada laga Dajinayo
- Mar 23, 2017
Waxaa Si rasmi ah loo dajinayaa Dooni Siday shixnado ganacsi taasi oo ku soo ...
DHAGEYSO WAREYSI:-Cabsi weyn oo laga qabo in weeraradii Burcad-badeedda ay dib u soo laabtaan
- Mar 23, 2017
Agaasimayaha hay’adda la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaaliya Prof. Muxiyadiin Cali Yusuf (Farbuur) ayaa sheegay ...
Dhageyso Maamul gobaleedyo Bilaabay Qorshe Lagu Fashilinayo Xukuumada Farmaajo
- Mar 23, 2017
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa dadaal weyn ugu jira inaanan ...
DHAGEYSO:-Dowladda ingiriiska oo Banaanka soo dhigtay Sirtii Ka Danbaysay In Somaliland Wareejiso Dekeda Berbera
- Mar 23, 2017
Ku xigeenka safiirka soomaaliya u fadhiya ingiriiska ayaa maanta soo gaadhay magaalada hargeisa. Safiirka ...
Daawo Sawirro: Faah Faahino Dheeraaad ah Weeraro gaari iyo Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada London
- Mar 23, 2017
Waxaa soo baxaya faahfaahino hordhac ah oo ku saabsan weeraro ka dhacay goor dhow ...
 
Advertisements