Dhageyso Waraysi Maxa kala Socota Shaqada ka Socota Dakada Hobyo, Gudoomiyaha Hobyo...

Dhageyso Waraysi Maxa kala Socota Shaqada ka Socota Dakada Hobyo, Gudoomiyaha Hobyo oo Muqdisho u Tagay Arimo ku Saabsan Dakada Hobyo

0
SHARE

Gudoomiyaha Magaala Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug oo Waraysi Gaar Ah Siiyay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo Ayaa Ka Hadlay Safar uu ku Tagay Muqdisho iyo Sidoo Kale Qorshaha Sanadkan Cusub ee Maamulka Hobyo

C.llaahi Cali Axmed Faad Gudoomiyaha Hobyo aya Waxa uu shegay in arimaha uu Muqdisho ay ka mid yihiin Sidii loo Hor Marin lahaa Dakada Hobyo Waxana inta uu Muqdihso uu joogo uu la Kulmi Doona Odayal , Waxgarad iyo  Ganacsato isagoona kala Hadli Doona sii dakada hobyo ganacsatadaasi ay u isticmaali lahayeen

Waxa uu ka Warbixiyay Safarkiisa Muqisho uu joogo iyo ujeedyo kale oo muhiim ah oo safarkiisa quseya kuwaasi oo ay ku jiraan arimo ku saabsan hormarinta hobyo iyo sidoo kale kulamo kale oo muqdisho ku gali doono

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysi Uu Gudoomiyaha La Yeeshay Wariye Cali Xasan Barqadle

LEAVE A REPLY