Dhageyso Wareysi ay Baahisay idaacada alshabaab ee laga Duubay Muxamed Abuukar Oo...

Dhageyso Wareysi ay Baahisay idaacada alshabaab ee laga Duubay Muxamed Abuukar Oo Ka Mid Ahaa Ragii Fuliyay Weerarkii Hoteel Peace

0
SHARE

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa habeenkii xalay baahisay barnaamij gaar ah oo ay kusoo bandhigtay wareysi ay la yeelatay mid ka mid ah labadii  Nin ee fuliyay weerarkii xooganaay  lagu qaaday hoteel Peace oo kasoo horjeeda xerada Xalane.

Shaqsiga is Qarxiyay  ayaa lagu magacaabi jiray Muxamed Abuukar Calasow oo ku magac dheeraa Ahlu Sufa

Muxamed Abuukar ayaa sidoo kale ku  goodiyay iney har iyo habeen la kulmi doonaan weerar culus oo la mid ah midka isaga uu qeybta ka ahaa ee ka dhacay hoteel Peace. isagoona shegay in Dagaalkaasi ay sii wadi doonaan inta asaga ka sii Danbeysa

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY