Dhageyso-Xaalado Murugo leh oo Maanta ka Taagan Duleedka Gaalkacyo

Dhageyso-Xaalado Murugo leh oo Maanta ka Taagan Duleedka Gaalkacyo

0
SHARE

Wararka ka imanaaya duleedka Magalada Gaalkacyo Gaar ahaan halka lagu magacaabo xaar xaar oo ay ku sugan yihiin qoysas fara badan oo ka soo barakacay deeganada ay ka jiraan abaaraha mudug ayaa shegaya in halkasi ay ka jirto xaalad murugo leh kadib markii qoysaska halkaasi ku nool ay waayeen wax ay nolosha ku qabtan iyo Hooy habeenkii ay ka galaan Qabowga xoogan .

Dadka qaar ayaa qarka u saaran in ay u dhintaan biya yari daran oo deegaankaasi ka taagan iyo xaalado caafimaad darteeda .

Mid ka mid ah dadka ku nool deegaankaasi oo la hadlay mid ka mid ah idacaadaha ka howgala konfurta Gaalkacyo ayaa ugu baaqay Galmudug iyo qurba joogta reer galmudug in ay la soo gaaraan gar gaar deg deg ah madama uu xusay in hada qarka ay u saaran yihiin in geeri sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka Dhageyso mid ka mid ah dadka deegaanka oo xaalado murugo leh ka sheekeynaya …

LEAVE A REPLY