Dhageyso Xildhibaanadii Galmudug ee Shalay loo diiday in ay Shiraan oo Shir...

Dhageyso Xildhibaanadii Galmudug ee Shalay loo diiday in ay Shiraan oo Shir Xasaasi ah Maanta ku Yeeshay Goob Qarsoodi ah Maxay ka Hadleen

0
SHARE

kulan ay  ku yeeshaan Cadaado  Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug kuwaasi oo shalay loo diiday in ay qabsadan kulan la doonayay in ay golaha shacabka Galmudug ay ku yeeshaan Magalada cadaado kadib markii gudoonka Baarlamaanka uu shaaciyay in xubnaha barlamaanka fasaxoda logu daray 45 cisha madama deeganada Galmudug xilligaani ay ka jiraan xaalad abaared oo ad u daran.

Xildhiban Duraan Cali Jaamac Oo ka mid ah xildhibanada Galmudug islamrkana saakay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay wadaan qorsha ay ku doonayaan in ay ku shiraan mid ka mid ah xarumaha ku yaalla Magalada Cadaado wuxuuna ku eedeyay gudoomiyaha baarlamaanka in uu caqabad ku yahay howlaha baarlamaanka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso codka xildhibaan Duraan

LEAVE A REPLY