Warning: Illegal string offset 'custom_css_post_id' in /home/content/n3pnexwpnas01_data02/06/3729806/html/wp-includes/theme.php on line 905

Dhageyso Yaa ka Danbeeya Mooshinkii Madaxweyne gulled Xilka looga Qaaday , Maxay tahay Sababta Barlmaanka ay arinta u Sameeyeen ?

Sida ay sheegeen Dad ku sugan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka Galmudug waxaa xalay halkaasi lagu daadiyay warqado ay ku qoran yihiin digniino iyo hanjabaad loo jeedinayo madaxda iyo saraakiisha Mamulkasi.

Warqadahah waxaa ku daabacnaa sidoo kale Logada Maamulka Puntland iyadoo arintaasina ay ka hadleen Maanta Maamulak Magaalada Cadaado.

Guddoomiye Kuxigeenka  Magaalada Cadaado Nuur Yarow Xeyle ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada amaanka Warqadahaasi ay soo qaadeen islamarkaana waxaa uu digniin u diray dadka arimaahas Kawada magaalada in ay ka waantoobaan oo Qalalaaso aysan abuurin.

Mamaulka Puntland aya la Shegaya in uu Qarashaad Badan ku bixiyay Mooshinka madaxweyne gulled xilka looga qaaday waxana arintaasi horkacayay siyaasiyin la shegay in horay ay u waayeen xilka madaxweynaha galmudug kuwaasi oo lacagaha la siiyay barlmaanka galmudug iyaga loo soo marsiiyay

Halkan hoose Riix si aad Codka u Dhagaysatid

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararka maanta

Weerar lagu dilay boqol iyo Konton askari oo ka dhacay magaalada Mazar-e-Sharif (Daawo Sawirro)
- Apr 22, 2017
Ku dhowaad 150 askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Afghanistan ayaa lagu dilay weerrar ...
Dhageyso Ganacsade Caan ah oo lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Wararkii Ugu Danbeyay
- Apr 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in ...
DHAGEYSO: Ciidamada dowladda oo toogtay nin dilay askari ka tirsan AMISOM
- Apr 22, 2017
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa duleedka Magaalada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan ku dilay nin dhawaan ...
Sargaal Sare oo Madaxweyne ilaalo u ahaa oo Gaalkacyo lagu Toogtay
- Apr 22, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  Wxaa Habeenkii  Xalay ahaa ay Koox Hubeysan ay Waqooyiga ...
Dhageyso Siyaasiyinta iyo Wasirada Dowlada Somaliya lacagta ka dhaca oo Go,aan dowlada Farmaajo ay ka qadanayso Maxaase lagu Sameyn doona qofki lcg dhaca?
- Apr 22, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in la diyaariyay nidaam looga hortagayo Musuq ...
Daawo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo Dhistay Guriga ka Qaalisan Aqalka Cad ee Mareynkanka ,Malayin dolar oo lagu Qarash gareyay
- Apr 22, 2017
Guriga (AK SARAY) oo macnaheedu yahay Aqalka Cad ayaa waxaa la sheegay inuu yahay ...
Dhagayso: Xukumadda Soomaaliya oo ku dhawaaqday Qorshe xal u ah amaanka Muqdisho
- Apr 22, 2017
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay inuu jiro qorshe ...
Dhageyso Burcad Badeeda Soomaliya yaa taakuleya, Sidee Wax u Afdubtan Maxase Keenay in Mar kale Somaliya ay dib ugu soo labato Mudo Kadib?
- Apr 22, 2017
oddobaadyadii ugu dambeeyey waxaa dib usoo xoogeystay falalka afduubka maraakiibta ee ka dhaca xeebaha ...
Dhageyso Sarakiisha puntland oo ka Hadlay Amniga Gaalkacyo iyo arimo la Xiriira Galmudug iyo Puntland
- Apr 22, 2017
Taliyaha Qaybta Boliska Gobalka Mudug  Cismaan Xasan Cawke ayaa waxa uu ka hadlay  xaalada ...
Dhageyso Dowlada Soomaliya oo si kulul Uga Jawaabtay Hadalkii ka Soo Baxay Afhayenka Kooxda Al-Shaabab Sheikh Cali Dheere
- Apr 21, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay War ka soo baxay Al-Shabaab, kaasi oo digniin loogu ...
Dhageyso Xaalad Halis ah oo laga Soo Shegayo Degaanka Galinsoor ee Galmudug Faah Fahinadii ugu Danbeyay
- Apr 21, 2017
Wararka Hobyomedia.com ay ka helayso Deganka Galinsoor ee Galmudug aya Waxa ay shegayan in ...
Dhageyso Afhayeenka Al-Shabaab oo Fariin Hanjabaad ah u soo Diray Dowlada iyo Shacabka Soomaliyed
- Apr 21, 2017
Ururka Al-Shabaab ayaa soo saaray digniin adag oo si tos ah ugu socota dalladaha ...
Dhageyso Maxakmada Gobalka Banaadir oo ka Jawaabtay in Maxkamada Beelo Gaar ah mar Walba ay ku Xukunto Dil Toogasho,Guomiyaha Maxkmada oo shegay in H.koxedyadii ay Wali muqdisho dhib ka wadan
- Apr 21, 2017
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa soo baxayay eedeymo loo jeedinayay Maxkamada gobolka Banaadir, waxaana eedeymahaas ...
Dhageyso Nin Xaaaskiisa Dilay iyadoo Uur Leh Maxay Tahay Sababta arintaasi keentay wax ka Ogow
- Apr 21, 2017
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya nin kamid ...
Dhageyso:- Faah Faahino Kale Suuqa Barkaraha oo Mar kale Gubtay Maxa keenay in Mar Walba uu Suqaasi Gubto?
- Apr 21, 2017
Dabkii ka kacay qeybo kamid ah suuqa Bakaaraha ayaa la sheegay in markii hore ...
 
Advertisements