(Dhageyso)W.kuxigeenka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Galmudug Oo Ka Hadlay Arimaha Sportska Iyo Go,aankii...

(Dhageyso)W.kuxigeenka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Galmudug Oo Ka Hadlay Arimaha Sportska Iyo Go,aankii Baarlamanka

0
SHARE

Saadaqa Daahir Mire Wasiir Kuxigeeenka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug oo waraysi Siiyay Idaacada Hobyo ayaa ka warbixiyay Howlaha Ciyaaraha Naadiyada Dowlad Goboleedka Galmudug oo uu rajo wanaagsan ka muujiyay wuxuuna Sheegay in ay Dhawaan wajihi doonaan qaabkii ay u furi Lahayeen Koobka Horyaalka Naadiyada Heerka 1aad Ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Dhanka kale wasiirka ayaa Sheegay in aysan Sharci ahayn Xilka Qaadistiii ay Dhawaan ku dhawaaqeen xubno ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug taa uu Tilmaamay in ay Tahay mid Sharciga Baalmarsan.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA.

LEAVE A REPLY