(dhuusama reeb maxaa ka cusub sakay-Sawiro) Warar naga Soo Gaaray Caasimada Galmudug...

(dhuusama reeb maxaa ka cusub sakay-Sawiro) Warar naga Soo Gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusa Mareeb iyo shacabka ku nool halkaasi oo bilaabay

0
SHARE

Dhalanyarada ku nool dagmada dhusa mareeb ee caasimad Galmudug ayaa bilaabay olole nadaafed oo dib loogu soo celinayo bilacda Magaaladasi iyo dib u dhiska xarumaha dowlada ee ku yaalla dagmadasi madama maamulka hadda jooga uu ku fashilmay in uu wax uu ka qabto arimhaasi.

Dhalnyrada ayaa sheegay in ay ka go’an tahay sidii dib u dhis xoogan loogu sameyn laha magaldasi oo ay shegeen in ay soo martay marxlado kale duwan oo aad u adag .waxeyna hadda ku guuleysteen in dib u dhis iyo duritaan ay ku sameyaan qaar ka mid h wadooyinka magaladasi oo dacytirka ka hor laga dareemay bur bur xoogan.

Hoos ka Daawo Sawiro16195122_1840492289551725_6056365594831422241_n 16195335_1840492242885063_435106234933440590_n 16298868_1840492176218403_5032463190877691131_n 16299251_1840492346218386_4969238027278659777_n

LEAVE A REPLY