Maxaadan Ogeyn oo Caawa ka socda Madaxtooyada Galmudug iyo Xildhibadii Mooshinka xilkja uga Qaaday Gulled oo Caawa Madaxtooyada soo buux Dhaafshay

HM__Xafiiska Wararka Cadaado ::-Waxaa Caawa Mashquul kii ugu Xoog badnaa uu ka jiraa Madaxtooyada Dowladda Galmuudg ee Magaalada Cadaado,waxaana halkaas ku sugan Madaxweyaha Galmudug ee Shalay waayay Kalsoonida Baarlamaanka,Kuxigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Madaxda ugu sareysa Galmudug ayaa ka Arrinsanaya Qorshe Halis ah ooGalmudug  la Rabay in lagu burburiyo qorshahaas oo ah  sidii loo kala Fur furi lahaa Baarlamaanka iyo hogaanka Sare iyadoo la Adeegsanayo Malayiin Dollar isla Marknaa Lcagahaasi sida la shegay Waxa la soo Marsiiyay Siyaasiyin Horay Xilal uga Waayay Galmudug kuwaasi oo hor kacayay Barnaamijkan lagu Qal qalgalinayo Sii Jirnaanshaha Dowlada Galmudug

Illo ku dhaw dhaw Madaxtooyada Dowladda Galmudug ayaa noo Xaqiijiyay in Xildhibaanadii Shalay wax ka riday Madaxweyne Guuleed  ay Caawa joogaan Qaarkoood  Madaxtooyada islamarkaan C/kariin Guuleed uu doonayo in Farsame Kale loola Hadlo Xildhibanadasi

Wafdiga Guuleed ayaa aya isku dayaya in ay Dajiyaan Siyaasada Galmudug oo hada u eg Mid faraha ka sii Baxday  Waxana lagu Ddaalaya sida Xog ay HESHAY hobyomedia.com ay tilmaamayso in waxba kama jiraan laga  ka dhigo Codeyntii Shalay oo uu ku doodo in Xildhibaanada riday aysan dhameyn inta uu Dastuurki dhigayo

Guuleed ayaa Qorshahaas waxaa Muqdisho uga dhiibay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sida Muuqataba Shalay soo saaray Warsaxaafadeed  uu uga xun yahay inuu Daaqada ka baxo C/kariin Guuled.

Sidoo Kalae Odayaasha beelaha Ugu badnan e Galmudug aya iyaguna Caawa Madaxtooyada Galmudug ku sugan kuwaasi oo ka tala Bixinaya Qaabka loo Waji Lahaa Xildhibanada Galmudug ee Go,aaanka shalay Qaatay Waxana Guud ahaan Jawiga uu yahay Mid Xasaasi ah Caawa

Sidoo Klae Qaybo kale oo ka Mid Xildhibanadii Mooshinka Ku Riday Gulled aya iyaguna Cawa Shirar Hoose  yeeshay kuwaasi oo iyaguna dadajinaya Mooshin kale oo la doonayo in Xilka Looga Xayuubiyo Gudoomiyajha barlmaanka galmudug inta aysan Talada Faraha ka Sii Bixin

Xafiiska Wararka hobyomedia.com ee Cadaado 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararka maanta

Dhageyso Odayaasha iyo Salaadiinta Galmudug sidee u arkaan Hadalkii dhawan ka Soo Baxay Ra,iisul Wasaraha ee Ku Adana Doorashada Galmudug?
- Mar 24, 2017
Qaar kamid ah salaadiinta Galmudug  ayaa  soo dhaweeyay Codsigii Ra’iisul wasaaraha Somaaliya ee ahaa in ...
Dhageyso Maamulka Gobalka Mudug oo wax laga Waydiiyay Lacago lagu Warejiyay in la Musuq maasuqay
- Mar 24, 2017
 Kadib Markii Dhawaan ayay soo ifbaxeen in Lacago loogu Talagalay dadka ay abartu sameysay ...
Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta miyey ka heshiiyeen dacwadii Badda..? (Akhriso Qodob shaki abuuray)
- Mar 24, 2017
Kadib wahadalkii Guriga madaxtooyada magaalada Niarobi ku dhex maray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya iyo ...
Daawo Sawirada Wiil todobo jir kooxda Daacish ku soo xireen walxaha qarxa oo la qabtay
- Mar 24, 2017
Milateriga Ciraaq ayaa ka qabtay agagaarka magaalada Mosul wiil Toddoba jir ah oo lagu ...
Hooyo ka soo barakacday abaaraha oo Jid Muqdisho ku yaalla ku umushay 3 mataano ah (Daawo Sawirro)
- Mar 24, 2017
Hooyo Mako Xuseen Muqtaar oo ka mid ah dadka ka soo barakacay abaaraha ka ...
Sawiro Banaanbax Xoogan oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho
- Mar 23, 2017
Waxaa maanta Taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho lagu qabtay banaan bax balaaran oo ...
Madaxtooyada Galmudug maxay ka Tirii Baaqii Ra,iiul Wasaraha ee ku adan Dib u Dhigista Doorashada Madaxweynaha Galmudug
- Mar 23, 2017
War-Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay xarunta Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay baaqii dhawaan u ...
Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliya oo Soo Dhawayn Heer Qaran ah loogu Sameyay Kenya , Labada Dal Madaxweynayaashooda oo Kulmay
- Mar 23, 2017
HM__Xafiiska Kenya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dhiggiisa Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaabilay ...
Daawo +Dhageyso Abwanad Nasteexo Foodxuux oo Gurmad Gaarsiisay Dad Ku Xoolo beelay Abaarta Gobalka Mudug
- Mar 23, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo Tan iyo Markii Abaarta ay ku dhufatay Deganada Gobolka mudug Taasi oo ...
Daawo Sawirada Musharax Madaxweynaha Galmudug Prof Shirwac oo Kulan Muhiim ah la Qaatay xubna ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug
- Mar 23, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac ah oo musharax u taagan xilka madatimada Galmudug ...
Daawo Sawirada Doon wayn oo ku soo Xiratay Dakada Hobyo iyo Alaab Ganacsi oo Dakada laga Dajinayo
- Mar 23, 2017
Waxaa Si rasmi ah loo dajinayaa Dooni Siday shixnado ganacsi taasi oo ku soo ...
DHAGEYSO WAREYSI:-Cabsi weyn oo laga qabo in weeraradii Burcad-badeedda ay dib u soo laabtaan
- Mar 23, 2017
Agaasimayaha hay’adda la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaaliya Prof. Muxiyadiin Cali Yusuf (Farbuur) ayaa sheegay ...
Dhageyso Maamul gobaleedyo Bilaabay Qorshe Lagu Fashilinayo Xukuumada Farmaajo
- Mar 23, 2017
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa dadaal weyn ugu jira inaanan ...
DHAGEYSO:-Dowladda ingiriiska oo Banaanka soo dhigtay Sirtii Ka Danbaysay In Somaliland Wareejiso Dekeda Berbera
- Mar 23, 2017
Ku xigeenka safiirka soomaaliya u fadhiya ingiriiska ayaa maanta soo gaadhay magaalada hargeisa. Safiirka ...
Daawo Sawirro: Faah Faahino Dheeraaad ah Weeraro gaari iyo Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada London
- Mar 23, 2017
Waxaa soo baxaya faahfaahino hordhac ah oo ku saabsan weeraro ka dhacay goor dhow ...
 
Advertisements