Sawiro-Wasaarada Waxbarshada Galmudug oo deeq gaarsisay ardayda ku nool deeganada

Sawiro-Wasaarada Waxbarshada Galmudug oo deeq gaarsisay ardayda ku nool deeganada

0
SHARE

Wasiirka waxbarashada iyo wasiir ku xigeenka Galmudug oo ardayda abaaruhu saameeyeen u qaybiyay buugaag ay UNICEF ugu deeqday ardayda dhibaataysan ee ku sugan dagmada bandar qaali ee gobolka mudug,

buugagtan ayaa logu tala galay in arday ay isticmalaan madam aysan awoodin ay gataan .

maamulka dagmada banadar qaali ayaa ka mahad celiyay deeqdaasi uu soo gaarsiyay wasiirka waxbarshada galmudug waxeyna dhinac kale ay ugu baaqen jaaliyada ka soo jeeda deganadasi in ay ka qeyb qaatan hormar magaladasi iyo kor u qadida waxbrshada.

LEAVE A REPLY