-Siyaasi ka soo jeeda Galmudug oocaawa Lagu dilay Muqdisho

-Siyaasi ka soo jeeda Galmudug oocaawa Lagu dilay Muqdisho

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Dagmada Hodon ee Gobolka banadir ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay dil ugu geysteen dagmadasi Cabdulahi Salad Xasan oo ku magac dheer wadad yare oo ahaa siyasi ka soo jeeda deeganada Galmudug,

ilo wargal ah oo ku sugan dagmadasi aya sheegaya in kooxihii falkaasi geystay ay isla markiiba goobta ka baxsaden kuwasi oo ilaa iyo hadda aan la aqon halka ay u baxasaden .

Marxuumka la dilay ayaa la sheegayaa in dhawan uu ka tagay magalada cadado ee xarunta KMG Galmudug

ciidamo ka tirsan dowlada soomaliya ayaa hadda gaaray goobta uu dilka uu ka dhacay kuwasi oo bilaabay howgalo ay ku badadi goobayan kooxihi ka dambeyay falkasi

LEAVE A REPLY