TOP-DHAGEYSO:-Dagaalkii ugu Qasaaraha badnaa oo Beesha mareexaan iyo Maleeshiyaadka beelo Itoobiyaan ah...

TOP-DHAGEYSO:-Dagaalkii ugu Qasaaraha badnaa oo Beesha mareexaan iyo Maleeshiyaadka beelo Itoobiyaan ah ku dhex maraya Dowlada Degaanka Itoobiya”

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado ::Wararka ka imaanaya Degaanada dhaca Dhulka Soomaalida itoobiya ayaa sheegaya inuu Dagaal Culus u dhexeeyo Beesha Mareexaan iyo mid ka mid ah Beelaha Itoobiya,

Waxaa dhacay Dagaal soconayay mudo 5-maalmood ah kaasi oo geystay Qasaaro Lixaad leh oo labada dhinac soo kala gaaray iyadoo ay dhaawacyadu ka badan yihiin tirade dhimashada,

Dagaalkii ugu Cislaa ayaa ka dhacay Nawaaxiga Degaanka Dhaka oo ku dhow Nageyle halkaasi oo la Xaqiijiyay inay Beesha Mareexaan uga dhinteen dad ka badan 30-ruux halka ay dhinaca kale kaga dhinteen dad intaasi ka sii badan, Waxana  Gureey Muxumed Nuur oo ka mid ah dadka ka dhashay Beesha Mareexaan eka soo jeeda Degaanada lagu Dagaalamayo ayaa inoo faah faahinaya Dagaalka Xiliga uu bilowday iyo waxyaabaha uu Salka ku hayo

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhagaysatid

LEAVE A REPLY