TOP-DHAGEYSO:-Maxaa ka Mid ah Waxyabaha Muujinaya Horumarka Dekedda Degmada Hobyo ee Galmudug”

TOP-DHAGEYSO:-Maxaa ka Mid ah Waxyabaha Muujinaya Horumarka Dekedda Degmada Hobyo ee Galmudug”

0
SHARE

Horumaro kala duwan ayaa laga dareemayaa Dekedda Wey nee Magaalada Hobyo halkaasi oo ay dib looga howl geliyay Qalab Casri ah oo ay keenen Ganacsatada Galmudug iyo Madaxda ugu sareysa Dowlada Galmudug,

Dekedda ayaa waxaa ku soo Xirtay Maraakiib kala duwan kuwaasi oo Qaarkood ay sideen Gawaari kala duwan oo ay keensadeen Ganacsatada Gobolada Galgaduud iyo Mudug,

Gudoomiye ku xigeenka maamulka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug Maxamuud Maxamed Cawaale ayaa sheegay in Maamulku uu Dadaal dheer u galay dib u howl gelinta Dkeda weyn e Magaalada Hobyo isaga oo ka shekeeyay Shaqada haatan ka socota Dekedaasi,

Halkan hoose Riix si aad u Dhagaysato Codka

LEAVE A REPLY