War Dag Dag ah ::-banaanbax looga soo horjeedo xilka qaadista madaxweynaha Galmudug oo lagu Wado in uu ka Dhaco Gaalkacyo Wararkii Ugu Danbeeyay

HM__Xafiiska Gaalkacyo ::- Wararkii ugu Danbeeyay ee ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Warbaahinta Hobyomedia.com ee Magalada Gaalkacyo aya Waxa ay shegayan in Mgalada Gaalkacyo ay ka Socoto Qaban Qaabo wayn oo loogu jiro  Banaanbax looga Soo Horjeedo Xil Ka Qaadistii Barlmaanka galmudug ay xilka uga Qadeen Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka galmudug Mudane Cabdi Kariin Xuseen gulled

Bananabaxan aya la Qorsheynaya in uu Gaalkacyo ka Dhaco Maalinta Barito ah iyadona Banaabaxasi ay Horkacayaan Madaxda Dowlad Gobaleedla Galmudug ee Gobalka Gobalka mudug , Qaybaha bulshada iyo Sidoo kale Ardayda Gobalka Mudug

Ciidmo badan aya la Shegaya in la Diyaariyay Kuwaasi oo sugi Doona amniga Goobaha banaanbaxyaasho ay Socod ku soo Mari Doonaan Waxana Ugu Dnabeyn la Qorsheynay in Banaanbaxyaasha ay la Hadli Doonaan Masuuliyinta gobalka Mudug

Maanta ayay ahayd Markii Barlmaanka Maamulka Galmudug uu Cadaado shir uu ku yeeshay ay xilka Uga Qadeen Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Cabdi kariin Xuseen Gulled Waxana Xil ka qadistaasi ka soo horjeestay Madaxweyne Gulled oo ku tilmaamay in ay soo agaasimeen Dad diidan Magaca iyo jiritaanka Maamulka Galmdug

isku soo Wada Duuboo Xil Ka Qaadista Gulled aya si Wayn looga Dareemay Magalada Gaalkacyo waxaana Goobaha  dadku ay isugu Yimadaan Maanta lagu hadal hayaa Go,aankii golaha Barlmaaka galmudug ka soo baxay ee Xilka looga Qaaday Madaxweyne Gulled

W-Q- Ahmed Khalif Gedi 

Hobyomedia -Gaalkacyo Mudug Somalia


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Dhagayso Siyaasi Axmed Shire Falagle Oo Ka Hadlay Qodobo ku dhax qarsoon Hesiiska iyo Dhaqan Galka Heshiiska Galmudug Iyo Ahlusuna
- Dec 11, 2017
Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada warfaafinta galmudug haatana ka mid ah siyaasiyiinta reer ...
Dhageyso Xildhibanada Dowlada Somaliya ee ka Soo Jeeda Deganada galmudug oo dowlada Somaliya ku eedeyay musuq maasuq xoogan
- Dec 11, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ...
Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.
- Dec 11, 2017
Madaxweynaha  Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku tilmaamay dalka Israel “Dal Argagaxiso” ahna “DIlaaga ...
Daawo Sawirada: kulan Xasasi ah o Muqdisho ay ku Wada Yeesheen Xaaf , Sheikh Shakir iyo Odayaal Maxaase la isku afgartay ?
- Dec 11, 2017
Madaxweynaha Galmudug ayaa Maanta kulan la qaatay hogaamiyaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca ...
Daawo Sawirrada :- Faah faahino Dab Khasaaro Geystay Oo Caawa Ka Kacay Degmada Cabudwaaq
- Dec 11, 2017
Faah Faahin Dheeraad ah aya ka Soo baxay Dab Xoogan oo ka kacay degmada Cabudwaaq ...
Dhageyso Dhawr Xibnood oo ka So Hartay Kooxdi Sheikh Shakir ee Galmudug ku biirtay oo Xilal looga Helay Maamulka Hirshabelle
- Dec 10, 2017
Wasiirka Bay’ada Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cabdi Kariin Nuur Xasan  ayaa waxaa uu ka hadlay ...
Meydadka dad ay Dileen Diyaaradaha Mareykanka oo la aasay (Daawo Sawirada)
- Dec 10, 2017
Diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka ayaa duqeyn ee dhawaan ka geesteen Deegaan katirsan gobolka Shabeelaha ...
Dhageyso Dagaal Ka Dhacay Nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka oo uu dagaal ku dhex maray Ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta oo howlgal waday iyo Milateri ah
- Dec 10, 2017
Maalintii Saddexaad ayaa waxaa dagaal uu nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka uu dagaal ku dhex maray ...
SAWIRRO: QM oo Shaacisay Tiradda dadka lagu dilay Soomaaliya Sanadkaan
- Dec 10, 2017
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta Shaaciyay Warbixin sanadeed ku saabsan Waxyeeladda dadka ...
DHAGEYSO WARBIXIN: Maxaa La Gudboon Baarlamaanka Galmudug Kadib Heshiiskii Ahlusuna?
- Dec 10, 2017
Xilli dhawaan Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna ay heshiis ku gaareen Magalada Muqdisho ayaa waxa ...
Dhageyso Waxbadana ka Ogow Arimaha ku Saabsan Dakada Magaalada Hobyo ,iyo Qaabka ay wax u socdaan
- Dec 10, 2017
Dekada Hobyo waxaa Soogaaray Qalab uu kamidyahay Shactar kaas oo loogu Talagalay in Loo ...
Ciraaq oo ku dhawaaqday in la soo af jaray dagaalkii “Dawladda Islaamka”
- Dec 10, 2017
Ra'iisulwasaaraha Ciraaq Xaydar Al-Cabadi ayaa shir ka socda magaalada Baqdaad ka sheegay in ciidammada ...
Warqaddii ugu dambeysay ee uu Cali Cabdalla Saalax qoray maalin ka hor dhimashadiisii
- Dec 10, 2017
Warbaahinta Al-Carabiya ayaa baahisay Warqad Gacan qoraal ah oo uu qoray Cali Cabdallah Saalax ...
Sawirro:-Dab Ka Kacay Kaalin Shidaal Oo Ku Taalla Muqdisho
- Dec 9, 2017
Dab xooggan ayaa Goordhow waxa uu ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla isgooyska ...
Sawiro+Xog Ahlusunna oo gor gortan ugu jirta in ay Xubno ku yeelato Maamulka Hirshabeelle kadib markii Qayb ka Mida Xubnihii ururkas xilal loga Helay M Galmudug
- Dec 9, 2017
Madaxweynihii Maamulka Ahlusunna ee dhawaan la midoobay Maamulka Galmudug Shiikh Maxamed Shiikir Cali Xasan ...
 
Advertisements