War Dag Dag ah Labo Qarax oo Cawa ka Dhacay Muqdihso Wararkii...

War Dag Dag ah Labo Qarax oo Cawa ka Dhacay Muqdihso Wararkii Ugu Danbeeyay

0
SHARE

HM-__Xafiiska Muqdisho _:-labo Qarax oo ah Miinada dhulka lagu Aaso ayaa ka Caawa ka dhacay Maqaayad lagu Magacaabo Waayaabee oo ku taala Xaafadda Tarabuunka Ee Degmada Hodan,waxaana la sheegay in Maqaayadda ay aheyd mid ay fariistaan Ciidan iyo Shacab intaba.

Ku dhawaad 10 Qof ayaa Dhimasho iyo Dhaawac ay ka soo gaartay Qaraxyada Miino ee Caawa ka dhacay Maqaayadda ku taalla Tarabuunka.

Ciidamada Amniga ayaa goobta Xiray,waxaana halkaas ay ka wadaan Baaritaano,iyadoo Gaadiidka Gurmadka deg Dega ah ay qaadeen Dadkii ay Dhimashada iyo dhaawacu uu ka soo gaaray.

Magalada Muqdihso oo ka soo Kabanaysay Qaraxyo iyo Dhibatadii laga dhaxlay Dagaaladii sokeeye aya hada u eg mid isbadal u ku yimid magaalda iyadoona wali qaraxyo  ay magaaldaasi ka sii dhacayan

Hoose Rix si ad u Dhagaysato Codka Jawiga Mesha sida ay tahy

LEAVE A REPLY