War Dag Dag ah Madaxweynaha galmudug Cabdi Karin Xuseen Gulled oo Safar Dag dag ku yimid Goordhaw Cadaado, Ciidamo lagu Daadshay Goobooyin Muhiim ah Wararkii Ugu Danbeeyay

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gor Dhow Gaaray Magalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug.

Guuleed ayaa garoonka cadaado waxa ku soo dhaweyay xubn kala socda labada golle ee dowlada iyo qeybaha bulshada ee dagmada cadaado isagoona intasi ka dib loo galbiyay madaxweynaha xarunta Madaxtooyada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in kulumo deg deg ah uu la qaato golayasha Dowlada iyo qeybha bulshada kuwasi oo inta badan kala hadli dono xalada deeganada Galmudug iyo sidi loo sii laba jibaari lahaa hormarka deeganada Galmudug.

Shalay ayeey aheyd markii xildhibaano ka tirsan Galmudug ay shegeen in kalsoonida ay kala laabteen madaxweynaha Galmudug

Wixii ku soo kordha kala soco halkaan


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso abaihii Dhalay marxuun wasiir cabaas oo saxaafada hor ymid kana codsaday madaxweyne farmaajo arn xasaasi ah
- Aug 23, 2017
Cabdullahi Sheekh Siraaji oo ah Aabaha dhalay Wasiirkii la dilay Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji ...
Dhageyso:Barlamaanka Galmudug”Wasiirada Galmudug ma aqbali doono Madaxweyne Xaafna Horay waan ugu Shegnay ”
- Aug 22, 2017
Kadib Magacaabistii Madaxweyne Xaaf Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa iminka soo baxay qaar ka mid ...
Dhageyso Ahlusuna oo sku Qilaafay maanta Kulan Wada Hadal ah oo maanta dhax Mar laha Galmdug kaas oo ka dhacayay Deganka…
- Aug 22, 2017
HM__Xafiska Gaalkacyo Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta isku Khilaaftay wadahal ay la galaan Maamulka Galmudug ...
Dhageyso Faah Faahin Dagaal maanta ka Soconaya Degaanka Xeraale , iyo Madaafic lagu Garacay Xeraale
- Aug 22, 2017
HM__Xafiiska  gaalkacyo" Dagaal Xoogan ayaa Maanta ka Soconaya Degaanka Xeraale ee Gobalka Galgaduud Waxana ...
Deg Deg Faah Faahin ka soo baxayso Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho
- Aug 22, 2017
Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 kalane waa ay ...
Deg Deg Dagaal maanta mar kale ka bilaawday deegaanka Xeraale
- Aug 22, 2017
Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa soo sheegaya ...
(Daawo Sawirro) Qorax Madoobaad culus oo laga dareemay inta badan gobolada Maraykanka
- Aug 22, 2017
Qorax Madoobaad aad u daran ayaa laga dareemay qeybo ka mid ah dalka Maraykanka ...
DHAGEYSO:- Senator Cabdi Qeybdiid “ Waa Waajib 2020 Doorasho Qof iyo Cod ah ay Soomaaliya Ka Dhacdo”
- Aug 22, 2017
Gudoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Cabdi ...
Dhageyso Magacyada Wasiirada Cusub ee Galmudug kuwii Hore iyo Wasiro Cusub oo lagu Soo Daray
- Aug 22, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle ayaa mudo dheer kadib waxa uu soo saaray golaha Wasiirada ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Daahir amiin Jeesow oo ka hadlay Go’aankii dowladda ee khilaafka Hir-Shabeele
- Aug 22, 2017
Kadib Go’aankii ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya oo ahaa in xildhibaanada Hir-Shabeelle ay ...
Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Mamul goboleedka Galmudug ee Madaxweyne Xaaf uu ku dhawaqay
- Aug 21, 2017
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha ...
Ciidamo Burundi ka socda oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”
- Aug 21, 2017
Koox cusub oo ka mid ah Ciidanka Qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray ...
Dhageyso Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Xoolo dhaqato Galmdug ka soo jeeda oo maleeshiyaad puntland ay ku dileen bariga gobalka mudug
- Aug 21, 2017
Gudoomiyaha deegaanka Qar.qoora ee bariga gobalka mudug Xasan Cismaan Nuur ayaa ka hadlay dilal ...
Daawo Sawirada Ganacsade Malaayiin Dolar ku bixiya guurka gabdhaha agoomaha ah ,si az u helaan mustaqbal iftiimaya
- Aug 21, 2017
Gudaha Hindiya, waxaa aalabaa la fishaa in reerka caruusadda ay lacagtooda ku bixiyaan galbinta ...
DHAGEYSO: Xildhibaanada Galmudug oo ka horyimid Go’aankii Madaxweyne Xaaf
- Aug 21, 2017
Ka dib markii Madaxweynaha Galmudug uu shalay xildhibaanada Baarlamaankaasi uu ka codsaday in loo ...
 
Advertisements