-(Dhageyso)Guddi badbaadiya C/kariin Xuseen Guuleed oo Muqdisho looga dhawaaqay

-(Dhageyso)Guddi badbaadiya C/kariin Xuseen Guuleed oo Muqdisho looga dhawaaqay

0
SHARE

Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa lagu qabtay Kulan ay ka soo qeyb galeen Siyaasiinta,Odayaasha Dhaqanka iyo Qeybaha Bulshada ka soo jeeda Degaanada Dowladda Galmudug.

Kulanka ayaa looga dhawaaqay in lagu qabtay Guddi badbaadiya Galmudug iyo C/kariin Xuseen Guuleed oo ay Xilka ka qaadeen Baarlamaanka Galmudug.

Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad oo ah Guddoomiyaha Dhaqanka Hawiye ayaa halkaas guddiga uga dhawaaqay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY