War Deg Deg ah Madaxweynaha Galmudug Cabdi Karin Xusen Gulled oo Xilka laga Qaaday

Baarlamaanka Galmudug ayaa u codeeyay in kalsoonida ay kala noqdaan madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed.

54 xildhibaan oo ka mid ahayd 59 ka qeybqaadatay codeynta ayaa meelmariyay in madaxweyne Guuleed xilka laga qaaado.

In ka badan konton xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa mooshin ka keenay madaxweyne Guuleed oo ay ku eedeeyeen in uu joojiyay hawlihii maamul goboleedka.

Shir ay ku yeesheen mudanayaasha baarlamaanka Galmudug magaalada Cadaado shalay ayay mooshinkaasi ugu gudbiyeen gudoomiye kuxigeenka 1-aad Xareed Cali Xareed.

Xareed ayaa sheegay in la soo magacaabi doono guddi doorasho oo soo diyaarin doono doorashada madaxweyne cusub. Wuxuu sheegay in inta ka horreysay doorashadaasi uu madaxweyne ku xigeenka noqon doono ku sime madaxwyene.

 

Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa maalintii shalay ka codsaday xildhibaanada Galmudug inay ka laabtaan mooshinkii ay kasoo gudbiyeen, balse xildhibaanada ayaa dalabkaasi ku gacanseyray.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii Ugu Danbeeyay

Dhageyso Nabadoon ka Soo jeeda Galmudug oo Muqdisho lagu Dhawacay .Faah Faahin ka soo baxaysa Cida ka Danbeysay Dhacdadan la Soco
- Feb 26, 2017
Kooxo hubaysan ayaa toogasho ku dhaawacay mid ka mid ah ergooyinka dhowaan ka qaybgalay ...
Dhageyso Dhawr arimood oo Dowlada Farmaajo sacuudiga ay u Balan Qaadeen .Maxase Sacuudiga isaga ka Doonayaan
- Feb 26, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ...
Daawo Sawirro: Maxaad ka taqaan dalka kaliya caalamka ee dadkiisa ka mamnuucay Sigaarka?
- Feb 26, 2017
Muddo sanad laga joogo ayaa dalka Turkmenistan oo ku yaalla bartamaha Qaarada Asia waxaa ...
DHAGEYSO: Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dagaalka Habar-gidir Iyo Biyo Maal oo Mar kale dib u bilowday
- Feb 25, 2017
Wararka Ka imaanaya Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa Waxaa ay sheegayaan in ...
Qaraxyo ka dhacay magaalada Xums oo lagu dilay taliyihii sirdoonka milatariga Suuriya
- Feb 25, 2017
Sida ay sheegeen maamulka magaalada Xums, 32 qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ...
War Deg Deg ah:- Haweeney la sheegay inuu qabo Sargaal Ajanabi ah oo ka tirsan Shabaab oo la qabtay
- Feb 25, 2017
Ciidanka Sirdoonka Soomaaliya ayaa Maanta Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir ku qabtay Haweeney la ...
Daawo Sawirada-dhageyso deegaanka sadax higlo ee Gobalka Mudug Qoysas Abaaraha ku xoola beelay oo Deeq Raashin ah la Gaarsiiyay
- Feb 25, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo Ilaa laba boqol oo qoys oo ka mida kuwa ay saameeyeen abaaraha ...
DHAGEYSO:- sababta keentay Qaadkii imaan jiray Magaalada Muqdisho oo Maanta Baaqday
- Feb 25, 2017
Waxaa maanta baaqaday Qaadkii imaan jiray Magaalada Muqdisho waxaana la sheegay in ay arintaasi ...
Dhageyso Dagaal Xoogan oo Maanta Socda Wararkii Ugu Danbeyay
- Feb 25, 2017
HM++Xafiiska GaalkacyoWararka Ka imaanaya Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa Waxaa ay sheegayaan ...
Dhageyso Wasiirka Amniga Galmudug oo sheegay in Saraakiil galmudug ka tirsan ay sabab uyihiin dhibaatada al shabaab ay kawadaan Deegaanada u dhaxeeya Hobyo iyo xarardhere ,Qilaaf Xogan oo Taagan
- Feb 25, 2017
HM_ Xafiiska Gaalkacyo  iyadoo Dhawaan Deganada Hobyo iyo Camaara ay Tageen Ciidamo Huwan ah ...
Dhageyso Dabinka Ethopia ay u Dhigtay Dowlada Farmaajo iyo Wadad uu Kaga Badbaadi karo Farmaajo Siyaasada Ethopia in Dowaldiisa ay Sameyn ku yeelato
- Feb 25, 2017
Madaxweynaha DF Somaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dhawaan dowladaha dariska ah uga digay iney ...
Dhageyso Maxa ka Jira in Ra,iisul Wasaraha Somaliya uu ka Tirsan Yahay Kooxda Damujadiid ee Xasan Sheikh Maxamuud
- Feb 25, 2017
Xisbigi Talada ka tagay ee uu Hogaaminyay Madaxweynihii Hore ee Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud ...
DHAGEYSO:-Gabadh Da’yar Oo Si Arxan Daro ah Loogu Dilay Gudaha Magaalada
- Feb 25, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo Magaalada Bosaaso  shaqsi ku Hubaysnaa Tooray ayaa Waxaa  ku dilay gabar  Da’yar ...
(DHAGAYSO)Beesha Mursade oo War lama filaan ah Kasoo saartay RW Cusub Xasan Kheyre
- Feb 24, 2017
Beesha Mursade ayaa si lama filaan ah uga hadashay in xilka RW Soomaaliya loo ...
Dhageyso General Cabdi Qaybdiid oo ka Hadlay isbadalka Dalka ka Dhacay iyo arimo Kale oo Xasaasi ah
- Feb 24, 2017
HM__Xafiiska Muqdisho > General Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Madaxweynihii Hore ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ...
Cilmi baaris La Sameeyay : Khudrada oo la cunaa cimrigay dheeraysaa!
- Feb 24, 2017
HM__Xafiiska London Uk Cilmi baadhayaal ayaa sheegay hadii la cuno khudradda iyo caleenta cagaaran ...
Dhageyso banaanbax Xoogan oo maanta Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Wararkii Ugu Danbeyay
- Feb 24, 2017
HM__Xafiiska Muqdisho Magaalada Muqdisho gaar ahaan fagaaraha Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka ...
Dhageyso Ciidanka Difaaca Galmudug ee Hobyo oo Heegan la Galiyay , iyo Cabsi laga Qabo Shabaabka Xarardheere in ay Dagaal soo Qaadan
- Feb 24, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo Maamulka degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in diyaariyeen ciidamadi difaaci ...
Daawo Sawirada Daacish oo xoog looga Qabsada Garonka Diyraadaha magaalada Mosul , iyo Ciidamada Ciraaq oo Gudaha u Galay
- Feb 24, 2017
Milateriga Ciraaq ayaa dib u qabsaday garoonka diyaaradaha magaalada Mosul ka dib dagaal culus ...
Daawo Sawirada Dibad Bax Lagu Tageerayo Raysal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo Galkacyo Ka Dhacay
- Feb 24, 2017
Banaanbaxaan lagu tageerayay raysal wasaare xasan cali kheyre oo aysoo qaban qaabiyeen Maamulka Dagmada ...
 
Advertisements