Xil ka Qaadis kale oo Lagu Sameen Doono Madaxda Kale oo galmudug Ka Tirsan Aqriso Gudoomiyaha Barlmanka oo Asna Xilka Laga Xayuubin Doono Yaase ku sii Xiga ?

HM__Xafiiska Cadaado Magalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Maamulka Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Waxa ka Socda Kulamo Xasaasi ah oo ay Yeelanayan Xildhibaanadii Barlmaanka Galmudug ee Xilka Ka Qaday  Madaxweynaah Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Cabdi Kariin Xuseen Gulled .

Mooshin midkii ugu Cusla aya Hada Barlmaanka  ay ka Diyaariyeen Gudomiyha barlmaanka galmudug oo lagu Edeynayo in Garabka Madaxweyne Gulled oo ka Tirsan Yahay Waxana Mooshinkaasi Xilka Looga Qadayo Hogaaminyaya Xareed Cali Xareed oo ah gudoomiyha ku xigeenka 1aad ee Barlmaanka galmudug

Mooshinka aya Xildhibanada  ay isku afgarteen in Hawsha Cali gacal Casir la Galo oo xilka Gudoomiyha laga Xayuubiyo Balse waxa jira isfahan waa barlmaanka soo kala Dhax Galay kaasi oo ku adan xilka la Guda Galayo Mooshinka Xilka looga Qadayo Gudoomiyaha Barlmaanka galmudug

Qaar Ka Mida Xubnaha Barlmaanka galmudug ee Mooshinkaasi qayb ka ah aya Hobyomedia.com u Xaqijiyay in xildhibanada ay isku qabsadeen sida mooshinka looga kenayo madama wali siyaasada gulled hada la wiiqay oo hada hadii gudomiyaha barlamaanka xilka laga qaaado loo aqoonsanayo in fowdo ay tahay taasina ay dhib ku keenayso in beesha calamka iyo madaxda qaranka ay meel mariyaan in fowdo ay yihiin hawusha ka dhax socoto barlmaanka galmudug

Xubno kale aya la shegaya in Barlmaanka ay Mooshin ka dhax wadaan waxana ka mida dhawr shaqsi oo hobyomedia.com loo xaqiijiyay waxana Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug barlmaanka ay u shegeen in hawushan uu faraha kala dhax baxo hadii kalena ay saameyn ku yeelan doonto xilkiisa ee hada uu hayo

Hoos Riix si aad u Dhagaysato Cod ku sabsan Magacyada Dadka la rabo in xilka laga qaado

iyadoo barmaank ay shaaciyeen in Gulled Xilka ay ka Qaadeen  aya Gulled waxa uu ku tilmamay Arintaasi mid sharci daro ah iyadoo taasi uu ka duulayo aya safar dag dag ah maanta cadaado waxa ku yimid madaxweyne Giulled iyadoona kulamo dag dag ah uu hada cadaado kula yeelanayo odayaal beleedyo iyo sidoo kale xubno barlmaanka ku jira

Waxa macquul ah in madaxweyne gulled iyo Kooxdiisa ay ciyarayan siyaasad cusub madama  xareed cali xareed ou wato inta ugu badan xildhibanada waxana dhici karta in lacago  badan xildhibaanda lagu kala fur furo si  beesha calamka loo tusiyo in fowdo ay tahay waxn waxana xildhibadaasi qaar la shegaya in saxafada ay ka hadli doonaan oo ay cadeen doonaan insan ka mid ahayn mooshinkaasi isla markana laga been abuurtay xildhibanadaasi

Hadii siyaasadii Qasan tahay beelaha Galmudug ku midoobay Sidee u Saameyn Doonta

Bilowda Mooshinka xilka Looga Qaday Gulled aya waxa uu gilgilay Degano badan Waxana Deganadaasi ka Mida Gobalka mudug oo uu ka soo jeedo madaxweyne gulled iyo Sidoo kale Magalada Cadaado oo Xarun u ah Maamulka Galmudug

Gaalkacyo Sidee  looga Dareemay Xil ka Qaadista

Gaalkacyo  aya durbadiiba markii xilka la shegay in laga Xayuubiyay Gulled aya waxa la bilaabay diyaarinta bananabaxyo arimahasi looga soo horjeedo oo la qorsheynayo in maalmaha soo socda gaalkacyo laga dhigo waana magalada gulled lagu tiriyo in uu ka soo jeedo balse sidaasi oo ay tahay gaalkacyo gulled lagama jecla iyadoo lagu edeynayo in uu  cadado uu siiyay wax walba

Magalada Cadaado  maxa ka socda hada

Cadado oo Xarun u ah  Galmudug waxa ka Dhacay Banabax lagu Taagerayo go,aankii barlmaanka galmudug waxana a taasi ay daliil u tahay sida siyaasada loogu kal qaybsan yahay xaga  beelaha waxana dadka cadaado ay doonayan in gulled uu xilka faarujiyo

isku soo wada duubo warbahinta hobyomedia.com aya isha ku haysa xaalada qasan ee siyaasada galmudug waxana idin soo gudbin doona baritaano badan aan sameynayo waxa ka soo bixi doona iyo sidoo kale halka ay ku danbeyn doonto siyaasada qasan

Xafiiska Wararka Cadaado  Warbaahinta Hobyomedia,com


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

XOG CUSUB: Sedex Beel oo ka hor yimid Gudoomiyaasha degmooyinka G.Banaadir Aqriso Magacyada Beelahaasi
- May 24, 2017
Qaar ka mida beelaha Soomaaliyeed ayaa si weyn uga hor yimid qaabka loo magacaabay ...
Dhageyso Hogaamiyaal Sar Sare oo ka Tirsan Kooxda Daacish oo lagu Qabtay Gudaha Somaliya Sacadihii la Soo Dhafay
- May 24, 2017
Kadib Argagaxisada oo kusoo badaneysa Deegaanada Puntland ayaa waxa ay taasi cabsi ku abuurtay ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo iyo ismail Cumar Gulle oo ka Wada Hadlay arimo Somaliya ku saabsan iyo Dakadaha
- May 24, 2017
Madaxweynaha dowladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu Shalay ...
Daawo Muqaalka Qudbadihii oo Dhamaystiran :Kulankii Dhax Maray Beesha Habargidir iyo Ra,iisul Wasare Kheyre Madaxweynaha Galmudug oo Sheegay in..
- May 24, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa war aad loogu farxo ka heshay Beesha Habar Gidir oo kamid ...
Dhageyso Salaadinta Galmudug oo ka Hadlay Xalinta Xiisadii Bariga Gobalka Mudug iyo Casumaad Galmudug ay u Fidisay Madaxweyne Gaas oo Cadado Tagaya
- May 24, 2017
Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele ayaa waxaa jira Madax farabadan ...
DHAGEYSO:-Beesha Habargidir iyo Raysal Wasaare Kheyre kulan Xasaasi ah Muqdisho ku Yeeshay maxase lagu Heshiiyay?
- May 24, 2017
HM__Xafiiska Muqdisho Dowladda Soomaaliya ayaa war aad loogu farxo ka heshay Beesha Habar Gidir ...
Dhageyso Qasaraha ka Dhashay Qaraxyo ka Dhacay Boosaaso , Sarakisha Puntland oo ka Hadlaya Dhimashada iyo Dhawaca inta la Xaqijiyay
- May 24, 2017
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay ...
Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir
- May 24, 2017
Degmada Cabdicasiis: Sharmaarke Maxamed Ladane,Majeerteen Daarood 2- Degmada Kaaraan: Cabdifataax Nuur cali Yaanyo Abgaal Reer ...
Dhageyso baralmanka Galmudug iyo Gudiyo Masug Masuuqay lacago oo Arintooda ay Gaartay Heer Xasaasi ah Madaxda Ugu Saraysa Galmudug oo soo Faro Galiyay
- May 23, 2017
HM__Xafiiska gaalkacyo Guddiga Gurmadka abaaraha Maamulka Galmudug ayaa lagu eedeeyay in ay musuq maasuqeen ...
Daawo Sawirada Qaraxyo ka Dhacay Magaalada Manchester iyo Dhimashada oo Korartay Dowlada Uk oo Kulan Dag Dag ah Wasiiradeeda isugu yeertay
- May 23, 2017
Labo iyo labaatan ruux oo ay ka mid yihiin carruur ayaa hadda la ogyahay ...
Dhgeyso:-Al-Shabaab Oo Gubay In Ka Badan 10 Tuulo Odayaalna Kaxeestay
- May 23, 2017
Afhayeenka Ciidamada Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Yuusuf oo wareysi siiyay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in ...
Dhageyso Arin ku Soo korartay Xoolo Dhaqatadi Galmudug iyo Puntland ee ku Dagalamy Deganka Balibusle ,Masuuliyinta Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo kulan ku Yeshay warna ka soo Saray arintasi
- May 23, 2017
Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ka wadahadlay Amniga degaanada gobolka Mudug ,Mas’uuliyiinta Amniga gobolka ...
Dhageyso Gudoomiyaha Hobyo oo ka Hadlaya Shactarkii Bada ku Dagay Alaabtii uu waday cida iska lahayd iyo Ganacsatada dhibka
- May 23, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo Gudoomiyaha Dagmada Hobyo C/laahi Axmed Cali ayaa sheegay in uu Shactarku waday ...
Dhageyso Wariye Rooble Mohamed Dirir oo ka Mida Wariyaasha Galmudug oo labo Sano in ka Badan ku jira Xabsi ku Yaal Jabuuti maxkamad la,aan
- May 23, 2017
in ka Badan labo Sano Waxa Xabsi ku jira Wariye Rooble Maxamed Dirir oo ...
Dhageyso Dowlada Somaliya oo Gacanta ku Dhigtay Hub badan iyo Hogaamiyaal iska laha Hubkaasi oo la Ogaaday
- May 23, 2017
Ciidanka ammaanka ayaa Howlgal waxa ay ka sameeyeen Degmooyinka Shangaani iyo Wadajir oo ka ...
 
Advertisements