Dhageyso; Boolis Tababar loogu soo xiray Muqdisho oo Cadaado soo Gaaray

Dhageyso; Boolis Tababar loogu soo xiray Muqdisho oo Cadaado soo Gaaray

0
SHARE

Waxaa shalay Soogaaray Madaalada Cadaado ee Raxunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug Ciidan boolis ah oo Tababar ugu soo dhamaaday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka.

Imaatanka Ciidankaan kadib ayaa waxaa Wareysi siiyayay warbaahinta.hobyomedia.com Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdi Xuseen Sheekh Axmed waxa uuna sheegay in Booliskaan loosoo Tababaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug lana Geyn doono Haddii alle idmo.

Tirada Booliskaan ayaa lagu sheegay in ay gaarayaan 25 Askari oo laba kamid ah ay yihiin Saraakiil waxana ay ka qayb qaadan doonaan Amaanka Gobolka Mudug qaasatan Magaala Xeebeedka Hobyo oo dhawaan Maamul Cusub loo dhisay

hoos kadhagayso

LEAVE A REPLY