Aqriso Siyaasiyiin Caan ah oo ka Soo Dhax Muuqday Guddiga qabanqaabada xaflada...

Aqriso Siyaasiyiin Caan ah oo ka Soo Dhax Muuqday Guddiga qabanqaabada xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Somaliya Mudane Farmaajo

0
SHARE

Raisul wasaare ku-xigeenka xiligiisu dhamaaday ee xukuumada Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Guddigan oo kooban lix xubnood ayaa waxaa gudoomiye looga dhigay C/llaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir), waxaana qoraalka ka ka soo baxay raisul wasaare ku-xigeenka lagu xusay shaqada iyo waajibaadka guddgan sidan ayeyna u qorneyd.

LEAVE A REPLY