Ciidamo Kala Taabacsan galmudug iyo Puntland oo is Horfadhiya ,iyo Dagaal laga...

Ciidamo Kala Taabacsan galmudug iyo Puntland oo is Horfadhiya ,iyo Dagaal laga Cabsi Qabo in uu Dhaco Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka jira Xiisad Colaadeed oo u dhexeysa Maleeshiyaad Xoolo dhaqato ah oo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Xiisadda ayaa Salka ku haysa Xoolo la kala dhacay,waxaana lagu soo Waramayaa in halkaa laga dareemayo isku Hub Aruursi.

Maamulada Gobolka Mudug Ee Galmudug iyo Puntland weli kama hadlin Colaada ka jirta Bariga Gobolka Mudug.

Dhowr jeer degaanada Dhaca Bariga Gobolka Mudug waxaa ka dhacay Dagaal u dhexeeya Labada Maamul,waxaana hadda halkaas ka jirta saansaanta Dagaal halkaas ka dhaca.

LEAVE A REPLY