Daawo Ciidanka Nisa Galmudug iyo Mareykanka oo ka hadlay Hawgalka Camaara iyo...

Daawo Ciidanka Nisa Galmudug iyo Mareykanka oo ka hadlay Hawgalka Camaara iyo Xarardheere…

0
SHARE

Ciidanka Nisa Galmudug ayaa ka Hadlay hawlgalka Dhawaan ee ka wadeen Deegaanka Camaara iyo sidoo kale dhanka Deegaanada u dhow,

Masuuliyiinta iyo Saraakiisha Nisa ayaa warbaahinta la hadlay waxana ka warameen Nuuca hawlgalka ay qaadeen iyo ula jeedka uu lahaa,

Taliyaha nabad sugida Saadaq ayaa sheegay in ula jeeda ay qeeb ka yihiin in saldhig weyn looga sameen lahaa taasi oo ku aadan dhanka xeebaha,

Wisil iyo Hobyo ayaa kamid ah meelaha hawlgalka laga sameeyay sida ay sheegeen saraakiisha Ciidanka horkaceysay,

Halkan Hoose Riix si Muuqaalka Ciidanka Galmudug iyo Mareykanka aad u Dawato

LEAVE A REPLY