Daawo Fanaanka Cabdirisaaq Gaadaco iyo Cabdulahi Wheliye oo hees Cajiib ah u...

Daawo Fanaanka Cabdirisaaq Gaadaco iyo Cabdulahi Wheliye oo hees Cajiib ah u Soo Qaaday Maayarkii Hore ee Gaalkcyo Galmudug Bile Diini iyagoona Cabiray Sidii uu u Dhisay Gaalkacyo intii uu Xilka Hayay

0
SHARE

HM__Xafiiska london uk  Fanaaniinta Reer Lodnon Alfanan Cabdirisaaq Gaadaco iyo Fanaanka Cabdulaahi Wehliye ayaa waxa ay soo Qaadeen heees cusub oo looga hadlayay Waxqabadkii Maayarkii hore ee Gaalkacyo bile Dini oo ka Mid ahaa Siyaasiyiintii  u istaagay in Bilicda iyo horumarka Galmdug dib loo soo celiyo Gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug

Heestan aya Fanaaniinta waxa ay ku cabirayaan Sida Bile Dini oo i Dhisay Wadooyinka gaalakcyo ,Xarumaha Dadweynaha Sida . Garoonka Ciyaaraha ,Xarumaha Xaafadaha Gaalkacyo iyo Sidoo kale Xarumaha Dowlada iyadooona Bilccda Gaalkacyo dib loo soo celiyay isla Markaana Geeedi lagu beeay Wadooyinka Halka Maalada Gaalkacyo dhanka galmdug uu saaray Laami

Halkan Hoose Riix si aad u Dawato Heesta

 

LEAVE A REPLY