Daawo Muqaal Ciidamo iyo Dad Shacab ah oo Wali Banaanbax lagu Tagerayo...

Daawo Muqaal Ciidamo iyo Dad Shacab ah oo Wali Banaanbax lagu Tagerayo Madaxweynaha cusub ee Somaliya ka Wada Gobalka galgaduud ee galmudug

0
SHARE

HM__Xafiiska Cabudwaaq Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa lagu qabtay Banaanbax lagu taageerayo Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Banabaxyaasha ayaa isugu Soo baxay Fagaaro waa wayn waxxayna ku Qaylinayeen Erayo lagu amaanayo Madaxweynaha ee Soomaliya Waxana ay dalbanyeen in Barlmaanka Cusub ee Soomaliya mudada loo kordhiyo oo looga Dhigo 8Sano Madama Barlamaanka ay goosteen i Dalka ay Hogaan cusub u Sameyeen

Wali Meelo badan oo ka tirsan gobalada Dala Soomaliya aya Wali Waxa ka Soconaya banaabaxyo waa wayn oo lagu taagerayo Madaxweynaha Cusub ee Somaliya waxana Madaxweyne Farmaajo aya Shacabka ka codsaday in ay Joojiyaan Banabaxyada ka socda Gobalada Dalka iyo Caasimada Soomaliya ee Muqdisho

Halkan Hoose Riix Si aad u Daawato Muqaalka

LEAVE A REPLY