Daawo Muqaal ka Hadlaya Cida ku Haboon in laga Dhigo Ra,iisul Wasaaraha...

Daawo Muqaal ka Hadlaya Cida ku Haboon in laga Dhigo Ra,iisul Wasaaraha Cusub ee Somaliya ee laga Sugayo in uu Magacaabo Madaxweyne Farmaajo

0
SHARE

Magaalada Muqdisho Iyo Guud ahaan dalka waxaa dhagta Loo taagaya Ra’ysul Wasaaraha Cusub Ee Laga Sugayo Inuu Soo Magaacabo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo Magaacista Raysul Wasaaraha Cusuba yaa la aaminsan Yahay Inay Tahay Saldhiga Xukumada Cusub Ee La Sugayo In Kasta Oo Muqdisho ay ka socdaan Kulamo Gooni gooni ah 

Hadaba Yaa Ku Haboon Inuu Noqdo Ra’ysul Wasaaraha Cusub Ee Dalka ?

LEAVE A REPLY