Daawo Muqaal Xildhibanadii Galmudug oo Garoonka Adan Cade Dib loogu Soo Celiyay...

Daawo Muqaal Xildhibanadii Galmudug oo Garoonka Adan Cade Dib loogu Soo Celiyay iyagoon Gaarin Cadaado, iyo Pilot-kii Diyarada Waday oo Shegay in Lagu amray in Si Dag Dag diyaarada Muqdisho lagu Soo Celiyo

0
SHARE

HM_Xafiiska Muqdisho  Magalada Muqdisho ee xarunta Dowlada Fadaraalka Soomaliyeed Waxa dib loogu Soo Celiyay Xildhibaanadii mucaradka ahaa ee ka Soo Horjeeday Madaxweyne Gulled kuwaasi oo ka duulay Magalada Muqdisho kuna sii jeedyay Magaalada Cadaado Waxana Pilot-kii Diyaarada waday lagu Amray in garoonka adan cade uu diyaada ku soo celiyo xili cadaado  ay dagai lahayd 20 daqiiqo kadib

Xildhibanad  aya isku dayay in ay su,aalo waydiiyaan Pilot-kii diyaarada waday balse waxa uu shegay in uu heesto amar ah in diyaarada uu ku celiyo cadaado isla markana uusan awoodin in diyaarada ay ka dagto cadaado madama amar dadg dag la siiyay

Xildhibanada oo ad u caraysan aya Garoonka adan cade ka soo dagay waxa ayna ka hadlayaan sababaha keenay arintaasi iyo cida ka danbeysay in adan cade dib loogu soo celiyo

Halkan hoose Riix si aad u Daawato Muqaalka

LEAVE A REPLY