Daawo Muqaalka Wax badan ka ogow Sababta dadka Soomaaliyeed ku jeclaadeen Madaxweyne...

Daawo Muqaalka Wax badan ka ogow Sababta dadka Soomaaliyeed ku jeclaadeen Madaxweyne Farmaajo ?

0
SHARE

Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa noqday Madaxweynihii ugu taageerada badnaa Hogaamiyaashii Dalka soo maray kadib bur burkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Laakiin dad badan ayaa isweydiinaya sababta uu Mudane Farmaajo ku helay taageerada shacabka Soomaaliyeed uuna uyahay hogaamiye guuleystay.

Sababtaas ayaa ah inuu aamisan yahay Soomaali mid ah kuwaas oo dhinac walba raali isaga ah sida uu ku sheegay khudbad uu xili hore jeediyay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya aysan hogaamiye sax ah helin, hadii ay heshana ay noqon doonaan kuwa guuleysta

Halkan Hoose  Riix si aad u Daawato Muqaalka

 

LEAVE A REPLY