DAAWO MUUQAAL:-Meydadkii ciidamada kenya ee Al-shabaab Xasuuqday oo lasoo bandhigay

DAAWO MUUQAAL:-Meydadkii ciidamada kenya ee Al-shabaab Xasuuqday oo lasoo bandhigay

0
SHARE

HM?__Xafiiska Kenya  Dowlada Kenya Ayaa Soo bandhigtay Ciidamo kenyan ah kuwaasi oo lagu dilay dagaalo ka dhacay gudaha dalka soomaliya ,dagalkaasi oo ay kenya ay sheegtay in ciidankooda ay la  galeen  ururka al shabaab  waxana meydadka ciidankan laga soo dajiyay gudaha kenya halkaasi oo saraakisha ciidanka kenya iyo madax ka socotay dowlada kenya ay aas qaran  halakasi ay ugu sameeyeen ciidankii uga dhintay hawulgalka ka socda  gudaha wadanka soomaliya

Dowlada kenya ayaa sheegtay in ciidankooda ay ku dhinteen hawulgalka ay wadaaan gudaha soomaliya isla markna ay kula jiraan dagaalkasi al.shabaab mana jirin cadad rasmi ah oo markaasi la soo bandhigyay balse warar hoose ayaa shegaya in cadadka meydadka ay yihiin  tiro aad u farabadan taasi oo keentay in tirada rasmiga ah ay dowlada kenya aysan wali si toos ah u sahacinin ciidamada kaga dhintay dagaalka soomaliya

Halkan Hoose Riix si aad u Daawato  Muqaalka

LEAVE A REPLY