DAAWO Naxdin: Daacish oo Sadex Ruux oo ay ku gowracday P/land Madaxdooda...

DAAWO Naxdin: Daacish oo Sadex Ruux oo ay ku gowracday P/land Madaxdooda soo dhigay Duleedka Qandala Faah Fahino Dheerad ah

0
SHARE

Saddex dhallinyaro ah oo ka mid ahaa 5 qof oo mudo 6 casho ka hor ay gaari kala degeen ururka Daacish garabkiisa uu hogaamiyo C/qaadir Muumin oo ku sugan buuralayda degmada Qandala ayaa gelinkii danbe ee xalay waxaa madaxyadooda la soo dhigay tuulada Karin oo 53 km u jirta degmada Qandala.

Dhinaca kale waxaana weli la la’yahay laba nin oo da’ ahaan la sheegay in ay rag waa weyn ahaayeen oo ka mid ahaa dadka la afduubtay.

Idaacadda VOA-da ayaa Arrintan ka wareysatay abaanduulaha ciidamada Daraawiishta Puntland Jen. Siciid Maxamed Salaad (Gorayacowl).

Halkan Hoose Riix si aad u Dawato Muqaalka

LEAVE A REPLY