DAAWO: Nin Ajnabi ah oo Haweenay Somaliyeed oo Da’ah ku Kufsaday Minnesota...

DAAWO: Nin Ajnabi ah oo Haweenay Somaliyeed oo Da’ah ku Kufsaday Minnesota iyo Sida wax u dhaceen

0
SHARE

HM__Xafiiska Minnesota Nin Ajnebi ah ayaa la sheegay inuu ku Kufsaday Haweenay Soomaaliyeed oo Da’ah Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Sidoo kalana wuxuu Weerar kaas lamid ah u Gaystay Haween kale.

Ciidamada Booliska ee Howshan ku howlan ayaa Shacabka uga Warbixiyey, Sidoo kalana waxaa Arintaasi ka hadlay Qaar kamid ah Soomaalidii ka qayb gashay Kulankaasi.

Dhacdada Noocan ah ayaa la sheegay Hadii uu gaysan lahaa nin Soomaali ah in Aad loo Buunbuunin lahaa, Balse marka ay Soomaaalida dhibaatu gaarto aan aad looga hadal.

Dadka Ku Nool Minnesota ayaa u arka in Booliska iyo Dowlada aan Wali sidii la rabin aysan u shaqaynin iyagoo tusaale ahaan u soo qadanaya hadii soomali uu falkan gaysan laha in ay saameyn lahyn guud ahan somalida  usa balse arintan aysan jirin cid si dhab ah isaga xil saraysa in xal loo  helo dhibaatooyin dhawaantan ay la kulmayeen bulshada soomaliyeed ee Minnesota

Halkan  Hoose Riix si aad u Daawato Muqaalka

LEAVE A REPLY