Daawo Sawirada Al Shabaab oo Ciidamo cusub una Tabaabran Qaab Casri...

Daawo Sawirada Al Shabaab oo Ciidamo cusub una Tabaabran Qaab Casri ah oo ay ku soo Bandhigeen magaalada Jilib

0
SHARE

Xarakada Al Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay kusoo bandhigeen Ciidamo cusub oo kamid noqonaya ciidamada booliiska kooxdaasi gaar ahaan kuwa ka hortaga xumaanta.

Ciidankan cusub ee soo bandhigeen Al Shabaab oo wata darees cusub ayaa lagu soo bandhigay magaalada Jilib, waxaana goobtii lagu soo bandhigayay ku sugnaa masuuliyiin katirsan Al Shabaab iyo dadweyne kala duwan.

Al Shabaab ayaa magaalooyinka ay ka taliyaan waxaa ka howlagala ciidamo ay ugu magac dareen xisbada kuwaa oo u shaqeeya qaab booliiska oo kale, waxa ayna ciidamadan inta badan ka dhax shaqeeyaan magaalooyinka dhaxdooda.








LEAVE A REPLY