Daawo Sawirada] Dhageyso Wasiiro ka Tirsan Galmudug oo kormeer shaqo ku tagay...

Daawo Sawirada] Dhageyso Wasiiro ka Tirsan Galmudug oo kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Oshaco airport ee Galkacyo

0
SHARE

asiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Cirka iy Dhulka ee Galmudug Axmed Mire oo mudooyinkii dambe kormeer ku marayay garoomada ku yaalla Deegaanada Galmudug ayaa maanta waxaa uu kormeer uu ku tagay garoonka diyaardaha ee OCsha ee Magalada Gaalkacyo halkasi uu kula kulmay masuuliyiinta garoonka iyo shaqalaha .

Waxaana ujeedka kormeerka wasiirka uu ahaa sidii loo ogaan lahaa qaabka u shaqeyo garoonka u Ocsho iyo sidii wasaarada gadiidka iyo duulista hawada galmudug ay ugu qeyb qaadan laheyd hormarinta garoonka.

Axmed Mire ayaa sheegay in Gaalkacyo ay u baahneyd laba garoon isagona ugu baaqay Shirkadaha Diyaaradaha in ay adeegsadaan Garoonka ocsha madama adeegyadii loo soo dhameystiray

Hoos ka Dhageyso codka oo dhameystiran

DSC01711DSC01720DSC01727DSC01729DSC01730DSC01733

LEAVE A REPLY