Daawo Sawirada Garoonka Diyaaradaha Bandiiradley Mudana aan Shaqayn oo Dib loo Dayactirayo

Daawo Sawirada Garoonka Diyaaradaha Bandiiradley Mudana aan Shaqayn oo Dib loo Dayactirayo

0
SHARE

Garoonka Diyaaradaha Duleedka Degmada Bandiiradley Gobolka Mudug ee Galmudug Waxaa Uu ka mid yahay Garoomada Ay isticmaalaan Bulshada Soomaaliyeed Waxaana Todobaad Waliba ka soo dega diyaarado Xamuul kuwa rakaabka kuwo Ganacsi iyo kuwa Hay’adaha Caalamiga ah.

Garoonka oo ay Gacanta ku hayaan Maamulka Degmada Bandiiradley Waxaa Xiligaan ka socda Hawlo dayac tir ah oo Lagu balaarinayo laguna adakaynayo Qaybta Raanweyga Bandiiradley Airport.

“Tani Waa Mid Qayb ka ah Hor’marka dhanka Garoomada diyaaradaha oo Galmudug ku tilaabsatay Waana ku faraxsanahay”Sidaas Waxaa yiri Mahad Afweyne oo mid ah rakaab raacayay Mid ka mid ah duulimaadyada diyaaradaha Garoonka Bandiiradley

 

LEAVE A REPLY