Daawo Sawirada :Shirkad soo saartay Helicopter Shidaal la´aan ku duuleysa oo indhaha...

Daawo Sawirada :Shirkad soo saartay Helicopter Shidaal la´aan ku duuleysa oo indhaha Caalamka soo jiidatay

0
SHARE

Shirkad caan ah ayaa Dadka ganacsatada ah iyo kuwa jecel dalxiiska waxa ay u soo bandhigtay diyaarad Helicopter cusub ah oo nuuceeda aanan horay loo arag .

Shirkadaan oo fadhigeeda yahay magaalada Karlsruher ee dalka Germany ayaa waxa ay soo saartay Helicopter ku duulaysa Batari (Battery Electric) , taas oo shidaal la´aan ah waxaana loogu magac daray Volocopter .

Diyaaradaan oo dhoor marwaxad leh ayaa lagu wadaa inay iibsadaan dadka ganacsatada ah balse shakiga ugu weyn ayaa ka taagan hadii uu dabka ama Batariga ka dhaco xili ay hawada ku jirto diyaaradaan , in kastoo shirkadaan ay sheegeyso in uu jiro Battery kale oo lagu badali karo kii uu dabka ka dhaco .








LEAVE A REPLY