Daawo Sawirada Wadooyinka Muqdisho oo Qaab aan Horay loo arag loo Xiray...

Daawo Sawirada Wadooyinka Muqdisho oo Qaab aan Horay loo arag loo Xiray , iyo Dadweynaha oo lagu amray in Guryaha aysan ka Soo Bixin

0
SHARE

Waxaa Saakay Xiran Dhamaan Wadooyinka Magaalada Muqdisho,iyadoo Wadooyinka Qaar lagu Arkayo Dad Teel-teel ah oo Lugtoota Maalaya.

Wadooyinka Qaar ayaa sidoo kale lagu Gooyay Ciid iyo Dhagxaan,waxaana sidoo kale Wadooyinka la soo dhoobay Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

Sidoo kale Dowlada Soomaliya ayaa Shacabka Muqdisho u sheeegtay in aan guryaaha laga Soo bixin Maalmaha Doorashada ay socoto  Waxaana Shacabka soomaliyeed laga codsaday in ay  u dulqaataan maalmahaasi

14281445_1229821920430060_345697222_n16426295_807371916070460_2540339166804457591_n16427264_1253370651411867_4553655153026084570_n 16427385_807371829403802_708790372362958029_n16472852_807371716070480_4196478774210548681_n

LEAVE A REPLY