Daawo Sawirada+Dhageyso Banaabaxyo lagu Tagerayo Farmaajo oo Gaalkacyo ka Dhacay iyo Shacabka...

Daawo Sawirada+Dhageyso Banaabaxyo lagu Tagerayo Farmaajo oo Gaalkacyo ka Dhacay iyo Shacabka Labada Dhinaca ee Galkacyo oo Furay Wadooyin Ciidamo ay xireen Dagaladii Gaalkacyo kadib

0
SHARE

HM Xafiiska Gaalkacyo Dadka ayaa aad isugu soo baxay gudaha Soomaaliya gaar ahaan magaalooyinka waaweyn ee Dalka Gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ,waxaa ka socda dibad bax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Magaalooyinka Soomaaliya oo ay ka Mid tahay Gaalkacyo ayaa dibadbaxyaal ay isugu Soo Baxeen Maanta kuwaais oo ku qaylinayay erayo ay ku soo Dhaweynayaan Waxan Barnaanbaxii Gaalkacyo ee Maanta ka qayb Galay Masuuliyiinta Dowlad Gobaleedka Galmudug , Odayaasha Dhaqanka Galmudug iyo Saladiinta iyagoona Halkaasi Qudbado ugu Jediyay Shcabkkii Banaabaxa soo Abaabulay

Dabaaldeg ka socdo Magaalada Gaalkacyo Oo ay shacabka Ku dhaqan magaaladaasi so wadajir uga qaybqaadanayaan Waxaana mesha ka baxday kala xirnaantii labada Dhinac, farxada iyo Guushii xalay ka gaaray Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo taasoo shacabkii kala xirnaa farxad iyo damaashaad kuwada Ciiday

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagysato Codka Banabaxa iyo Madaxdii galmudug ee ka Qayb Galay

LEAVE A REPLY