Daawo Sawirro: Al-Shabaab oo soo bandhigay Askar karfantooda madaxa ku xirtay

Daawo Sawirro: Al-Shabaab oo soo bandhigay Askar karfantooda madaxa ku xirtay

0
SHARE

Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay soo bandhigeen Ciidamo cusub oo ka mid noqday Kooxdaasi kuwaas qeyb ka noqonaya Dagaalada ay kawadaan Gudaha Dalka kuwaas oo madaxa ku xirtay Karfantooda.

Maleeshiayda Cusub ee Ururka Al-Shabaab ku soo bandhigeen Deegaanka Buulo-Falaay oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa ah kuwo ku hubeysan Hubka noocyadiisa kala duwan.

Soo bandhigista Dagaalyahanada Al-Shabaab waxaa ay ku soo beegmeysaa xili dhawaan Shabaabku sheegeen in ay sii kordhinayaan weerarada ay ku qaadayaan Xarumaha Dowlada iyo Fariisimaha Ciidamada AMISOM.

LEAVE A REPLY