Daawo Shacabkii Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo Guraya Wadooyin Dhagaxaan iyo...

Daawo Shacabkii Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo Guraya Wadooyin Dhagaxaan iyo Ciid ay ku Gooyeen Dagaalkii Gaalkacyo Ciidmada Galmudug iyo Puntland kadib Bananbax si wadajir ah ay ugu Taageen Shacabka Madaxweyne Farmaajo

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Tan iyo Markii Gaalkacyo ay ka Dhaceen Dagaalo u Dhaxeeya Galmdug iyo Puntland waxa la Xiray Dhawr Wadooyin oo muhiim u ahaa Ganacsiga Labada Dhinac isaga kala goosha waxana Wadooyinkasi intooda Badan lagu Xiray Dhagaxaan iyo Ciid la Tuuray Halka ay iska Galaan Labada dhinac ee Suuqa Bartamaha Magalada Gaalkacyo

Banabaxyaal  labada dhinac oo Shacab ah ayaa Qaaday Dhagaxaantii yo Ciidii lagu kala xiray Labada dhinac waxaa banaabaxyaasha ay ku qayliayan erayo ay ka mid yihiin || Waa la Midoobay , Dowlad ba noo dhalatay iyo Erayo kale oo ay ka Mid ahayeen Qaluubteena Dhagaxaan Kuma Xiri Kartaan

Muqaalo laga Soo Duubay Shacabka oo ciidii iyo Dhagaxaantii lagu kala xiray  bartaha suuga qaalkacyo aya muujinaya in shacabka labada dhinac ay si isku mida u gudanayan waajibaadkooda ee soomalinimo

Halkan Hoose Riix si aad u Daawato Muqaalka

LEAVE A REPLY