DAAWO: Warbaahinta Caalamka oo si weyn uga hadashay Fadeexadii Gen. Gabre ee...

DAAWO: Warbaahinta Caalamka oo si weyn uga hadashay Fadeexadii Gen. Gabre ee Doorashada Somalia

0
SHARE

Generaal Gabre oo ah Generaal u shaqeeya kana tirsan ciidamada sirdoonka ee dalka Itoobiya, ayaa waxa ay guul daro xun ka raacday xaruntii lagu qabanayay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Gen. Gabre oo goobjoog ka ahaa xarunta ay doorashada ka dhacaysay ayaa xaruntaasi isaga baxay, kadib markii madaxweyne Farmaajo uu helay codadka xildhibaano gaarayay 184, taasi oo uu ku ogaaday in qorshihiisii uu Fashilmay, waxaana wax yar kadib uu isaga baxay xaruntii ay doorashada ka socotay.

Hadaba marka la eego baraha lagu wada xiriiro ee bulshada, ayaa waxaa doorashada Farmaajo kadib dhex yaacaya sawirrada Gabre oo loogu goodinayo inuu dalka ka tarxiili doono madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaasoo aan aad ugu jillicsaneyn dowlaha deriska ah ee Itoobiya iyo Kenya.

Halkan Hoose Riix si aad u Daawato Muqaalka

LEAVE A REPLY