Daawo:jaaliyada galmudug ee sweden oo deeq gaarsiiyay dad abaareysan

Daawo:jaaliyada galmudug ee sweden oo deeq gaarsiiyay dad abaareysan

0
SHARE

iyadoo abaaro bahsan ay kajiraan deegaanada galmudug ayaa jaaliyada galmudug eedalka sweden waxay deeq soo gaarsiiyeen dadka aabrtu saameysay ee kunool deeganada kala ah docoley,hobyo, xinlabi,biyagaduud,ceelhuur,cadakibir barakacayaasha kunool degmada baxdo  iyo deegaano kale.

waxaana jaaliyadu ay deeqdaan uwakiiltay gaarsiinta daaka abaartu saameysay xildhiaan c/laahi faarax sandheere iyo cismaan macalin xasan geele oo katirsan qurba joogta galmudug
ugu horeyn ayaa waxaa goobta kahadlay qaarkamida dadka deegaanada deeqda lagaarsiiisay waxyna sheegeen in abaarta hada jirta ay kuxoolo beeleen islamraknaan ay kamahd celinayaan deedaan lasoo gaarsiiyay.

xildhibaan c/laahi faarax sandheere iyo cismaan macalin xasan oo oo deeqdaan jaaliya sweden ee galmudug ay uwakiilatay ayaa sheegay in ay dadku roobdoon iyo banaan baxyo alla bariya sameeyaan si alla abaarta uga qaado waxaana ay sheegeen in deeqdaanay bilow utahay deeqo ay jaaliyadu ugu talagashay deeganada abaartu kudhufatay ee galmudug.
inta badan deegaanada galmudug ayaa waxaa xiligaan kajira abaaro aad uba,an waxaana dadka qaar ay isdileen markii ay abaarata kuxoolo waayeen.

Halkan Hoose riix si aad muqaalka u daawato

LEAVE A REPLY