Dhagayso: Waraysi Xareed Cali Xareed” C/kariin Xuseen Guuleed Ayaa Ka Dambeeyay In...

Dhagayso: Waraysi Xareed Cali Xareed” C/kariin Xuseen Guuleed Ayaa Ka Dambeeyay In Cadaado Naloo Diido ,Siyaasada ayuu ku Fashilmay

0
SHARE

Xareed cali xareed gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka maamulka galmudug oo hada ku sugan magaalada muqdisho oo shalay dib loogu celiyay ayaa ka hadlay sababta keentay in diyaaradii ay saarnaayeen asaga iyo waftigii xildhibaanada ahaa ee la socday in loo diido in ay cadaado ka dagaan
Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka galmudug ayaa sheegay in madaxwaynihii hore eee galmudug ee ay xilka ka qaadeen c/kariin xuseen guuleed uu ka dambeeyay in loo diido magaalada cadaado ee xarunta kmg ah ee galmudug

Hoos Ka Dhagayso Waraysiga Xareed Cali Xareed

LEAVE A REPLY