(Dhagayso) Xaaf oo si kulul uga hadlay amarkii Cadaado loogu diiday Gudoomiye...

(Dhagayso) Xaaf oo si kulul uga hadlay amarkii Cadaado loogu diiday Gudoomiye kuxigeenka Barlamanka Galmudug

0
SHARE

Qaarkamid ah  Shaqsiyaad Sheegta in ay Yihiin musharaxiinta utartamaya xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa  bayaan kasoo saaray amarkii laguceliyay Diyaaradii waday wafdigii uu hogaaminayay Gudoomiye kuxigeenka barlamanka galmudug taasi oo kuwajahneed  Magaalada Cadaado balse iyadoo 30 daqiiqo hawada kujirta lagu amray in muqdisho ay kusoolaabato islamarkaana aysan kadagin Cadaado

Shir ay muqdisho ku yeesheen musharaxiinta ayay kasoosaareen bayaankaasi waxaana musharaxiinta shirka yeeshay kamid ahaa Abshir Diini Cawaale

Axmed Khaliif Geedi ayaa arimahaasi waxa uu kawaraystay musharax axmed ducaale geele Xaaf oo ka mida Shaqsiyaadka ka soo horjeeda Madaxweyne Gulled

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Codka

LEAVE A REPLY