Dhagayso:Ilaa Afar Ruux Oo Abaarta Awgeed Ugu Geeriyootay Bariga Gobalka Mudug

Dhagayso:Ilaa Afar Ruux Oo Abaarta Awgeed Ugu Geeriyootay Bariga Gobalka Mudug

0
SHARE

Ayadoo abaara ba,an ay ka jiraan guud ahaan gobalka mudug kuwaasi oo saameeyay dadka iyo duunyada ayaa marka laga soo tago iyo dadka ay xoolihii abaartu kalaysay ayaa haatan waxaa jira dad u geeriyooday abaarta awgeed ka dib markii ay waayeen biyo iyo baad ay cunaan ama cabaan
Deegaano hoostaga deegaanka xingod ee bariga gobalka mudug ayaa waxaa ku dhintay ilaa afar ruux oo abaartu ay saamaysay dadka dhintay ayaa la sheegay in ay markii ay waayeen biya ay cabaan ay isku dayeen in ay ceelel ka agdhow biya u raadsadaa balse ay ku dhinteen halkaasi
Cali maxamed oo ka mid ah dadka ku nool deegaanka xindog ee bariga gobalka mudug ayaa xili uu waraysi siiyay  hobyomadia.com waxa uu sheegay in hadii ay laga soo gaarin dadka halkaasi ku noolow ay dad badan halis ku jiraan

Halkaan Hoose Ka Dhagayso waraysi Arintaasi Ku Saabsan

LEAVE A REPLY