Dhageeyso; Wasiirka Dastuurka oo ka Hadlay Xaladii ugu Danbeeysay ee Dagaalkii shalay...

Dhageeyso; Wasiirka Dastuurka oo ka Hadlay Xaladii ugu Danbeeysay ee Dagaalkii shalay ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Cadaado

0
SHARE

Wasiirka Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug Cismaan Cali Socdaal ayaa ka Hadlay halka ay waxmarayaan kadib Dagaal Qaraar oo shalay ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Cadaado halkaasi oo ay ka dhalatay Qasaare dhimasho iyo dhaawac.
Wasiir ka ayaa sheegay in Xaladu hada ay Mareeyso Meel Wanaagsan Geeriduna ay tahay in la ogyahay Laba Ruux.

 

Wasiirka ayaa Baaq u Diray Ciidamadii Dagaalku dhex Maray iyo Dadka reer Cadaado in aysan Mardanbe Soo laaban Dagaal nuucaani oo kale ah asagoona dhanka kale tilmaamay in ka maamul ahaan ay adkeeynayaan in uusan dhicin Dagaal Nuucaani oo kale ah oo ay ka shaqaynayaan Nabada.
Wasiirka ayaa intaasi ku daray in lagu Guuleeystay kala qaadista Ciidamada Iyo Joojinta Xabadda ayna filayaan in ay nabad ku dhamaato hoos kadhagayso

LEAVE A REPLY