Dhageyso Afhayeenka Alshabaab Sheikh Cali dheere oo u Si Kulul u Weeraray...

Dhageyso Afhayeenka Alshabaab Sheikh Cali dheere oo u Si Kulul u Weeraray Dowlada Farmaajo kana Dhawajiyay arin Xasaasi ah

0
SHARE

Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage “Cali dheere” ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Mowqifkooda Dowlada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Cali Dheere waxaa uu sheegay in aysan waxba is dhaamin Madaxweynihii Hore ee Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Hadda la doortay islmarkaana ay sii wadayaan dagaalka.

Waxaa uu dhanka kale Cali Dheere digniin u diray Ciidamada iyo Dad uu sheegay in ay la shaqeyaan Dowlada isagoona hoosta ka xariiqay in ay bartil-maameed ay ka dhigan doonaan.

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

 

LEAVE A REPLY